Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ( Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda goleyaasha dowladda, ayaa ubax-dhigga kaddib waxa uu ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta midnimada iyo xornimada, isagoo ugu baaqay in ay ilaashadaan qarannimadooda, xoojiyaanna midnmadooda … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ( Daawo Sawirada)